Ku dhowaad 30 qof oo ku dhimatay musiibo ku dhufatay Mississippi (Sawirro)

Ilaa  23 qof, ayaa ku dhintay, afar kalena waa la la’yahay kadib markii duufaan wadatay roobab iyo dabeyl xoogan ay ku dhufatay gobolka Mississippi ee dalka Maraykanka habeenkii Jimcaha, dhaawaca tobanaan kale ayaa la geeyeyt goobaha Caafimaadka. Dad badan ayaa loo maleynayaa inay ku hoos jiraan burburka dhismayaal soo dumay Duufaanadan ayaa burbur xooggan ka … Continue reading Ku dhowaad 30 qof oo ku dhimatay musiibo ku dhufatay Mississippi (Sawirro)